Waa Maxay Affiliate Marketing?

 


Affiliate marketing waa program qeybo badan ka kooban kaas oo kuu saamaxayo in aad dakhli ka sameyso si dhib yar,


Sidee Loo bilaawaa Affiliate Marketing?

Affiliate marketing program waxaa bixiya Companies, Websites, Communities, waa in aad marka raadisaa oo aad si fiican ubaartaa Qolooyinka bixiya Affiliate marketing program ka, badanaa waxaad ka heleysaa Online Product Sellers 

( Shirkadaha ama Dukaamada Online ka wax ku iibiya) waxey kusiinayaan qaab aad isku diiwaan gelineyso kadib Account kaga gooniga ah ayey kuu sameynayaan markaas bey kusiinayaan Link ( Lifaaq ) kuu gaar ah kaas oo ay raacinayan Macluumaadkooda ama agabyada ay iibiyaan markaa adigu waxad sameyneysaa link-gii ay kusiiyeen ee kuu gaarka ahaa baad dad badan oo dhowr ah udireysaa si Product gaas ( alaabtaas.) u fiiriyaan kadibna hadii ay cajabiso iibsadaan iyagoo soo raacaya link-gaagii aad uga dirtay marka

waxey sameeyaan Qof kasto oo alaab iibsada isagoo kaso tixraacay link-gaaga waxey kugu siinayaan commission % Percentage yar ah weyna ku kala duwan yihiin qaar baa bixiya %10 halka qaar kale ay bixiyaan %20 %25, kuwa baaba gaarsiiya ilaa %30 Marka inta aadan bilowin taas waa in aad iska fiirisaa, Waxan kugula talinayaa in aad door bido kuwa High Commission ka bixiya Like %30 Percentage it's Enough!


Thanks for reading...

Read more...

Previous Post Next Post