Fursadaha Online-ka Ee Dakhliga Laga Sameyn Karo

 


 Halkan waxan Kugu Sheegi doonaa Dhowr Qodob iyo sharaxaadooda Qeybtii 1aad
Kuwaas oo hadii aad la imaato aad sameyn doonto isbadal Dhaqaale, ( Financial freedom) Eebe idimkii


1) Blogging

Blogging waa mareeg / Website leh dhowr nuuc oo kala duwan oo dakhli fiican laga sameyn karo, kaaso ah wadada ugu fudud Ee aad is badal dhaqaalo ku sameyn karto adigo raacaya shuruudaha fudud ee looga baahan yahay qof walba ee rabo inuu Blogging ka shaqeysto oo lacag kasameeyo.


2) Facebook

Marka aan kahadleyno Facebook in lacag laga sameeyo oo dhaqaale laga helo waa xaqiiqo %100 ah Lakin ubaahan in aad buuxiso Xoogaa shuruudo ah oo sidaas usii adkeyn qaarkoodna ay adag yihiin Waxaana laga sameeyaa Facebook dakhli aan caadi aheyn oo aadan maleysan kareyn in lacag intaas la-eg laga sameeyo  Facebook ga aad maalin kasta isticmaasho adigoo waqtigaga in badan oo kamid ah ku bixiya waliba bilaa faa'ido yacni wax faa'ido weyn kuu laheyn aad kala soo hoyato, Lkn maanta kadib aad u isticmaali doonto adigoo ku nacfinaya uusan Facebook ga isaga kugu nacfineyn kaliya.. 


3) Mobile App Developer & Earn Passive income 

Waxaa laga sameeyaa dakhli si dhib yar waliba lkn waxad uyara baahan doontaa in aad wax ka fahantid Tools ka la isticmaalo iyo inaad Course keena qaadato waxaana kuu balan qaadi doonaa insha allah in aad  ( Passive income ) fiican kasameyn doonto waa hadii aad nala soo xiriirto qaadato Courses ka aan ka diyaarinay + Caawinaad Toos ah oo lagu caawinayo


  Ogeysiis

Dhamaan Inta aan kor kuso wada xusnay waad naga heli kartaa macluumaad kooda Dhameystiran iyo Courses kooda iyadoo ay lasocoto Caawinaad Toos ah oo Live laguu caawin doono, 


Nagala soo xiriir : gram Kuso biir Channel keena Telegram si aad wax badan ula socoto, Ku dhufo Link-ga hoose si aad ugu soo biirto channel ka Kadibna dheh "JOIN" 

Telegram Channel : Kabtan Zakki

Previous Post Next Post